Fadlan dhagayso Muxaadaroyinkan hoose hadii aad rabto inaad barato axkaabta guurka iyo Arimaha la xidhiidha,Asxabtadenaa udiir ,Hadaad kaheshonaa tabsoo budonka Like
| NO | Sh Magacisa | Magaca Muxaadarada |
| 1 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Ahmiyada Guurka |
| 2 | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) | Guurka & Axkaamtisa |
| 3 | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) | Xaaska Wanaagsan |
| 4 | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil | Xuquuqda Labada-isqaba |
| 5 | Sh. C/Risaaq Takar | Axkaamta Guurdoonka |
| 6 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka1 |
| 7 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka2 |
| 8 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka3 |
| 9 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka4 |
| 10 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka5 |
| 11 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | Fiqiga Guurka6 |
| 12 | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil | Barbaarinta Ubadka |
| 13 | Sh. Cabdi Caziiz Xasan | Xaqa Sayga |
| 14 | Sh. Cabdi Caziiz Xasan | Xaqa oorida |
| 15 | Sh. Maxamed Umal | Waajibka Dumarka Saaran |
| 16 | Sh. Maxamed Umal | Dumarka |
| 17 | Sh. Maxamed Umal | Aadabta Furniinka |